Laba Xiddig Oo Ay Real Madrid Ka Doonaysay Arsenal Ka Hor Saxiixa Cucurella Oo La Ogaaday.

 

Real Madrid

Wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya 

 Wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya in daafacyada riccardo calafiori iyo Piero HincapiĆ©, oo ka tirsan Arsenal, ay ku jireen liiska ciyaartoyda ay doonaysay Real Madrid ka hor inta aysan kooxda reer Spain la soo saxiixan Marc Cucurella.

Real Madrid ayaa si degdeg ah u billowday 

Real Madrid ayaa si degdeg ah u billowday xoojinta kooxdeeda kadib xilli ciyaareedkii niyad-jabka lahaa ee ay soo martay soo laabashada tababare jose mourinho ayaa keentay dhaqdhaqaaq weyn oo suuqa kala iibsiga ah

Kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale dhamaystirtay

Kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Inter Milan ee Denzel Dumfries Dhanka daafaca bidix, real madrid ayaa ka adkaatay tartan adag oo uga yimid FC Barcelona iyo AtlĆ©tico Madrid, si ay ula soo saxiixato Marc Cucurella heshiis lagu qiimeeyay £51.8 milyan oo ay kala wareegtay Chelsea

Sida wararku sheegayaan, ka hor inta aan la go’aansan Cucurella, Real Madrid waxay si dhow ula socotay Calafiori iyo HincapiĆ©, balse ugu dambayn waxay dooratay xiddiga Chelsea si uu u xalliyo booska daafaca bidix ee kooxda.


Post a Comment

0 Comments