Mooto Fekon ayaa HirShabelle laga qaadan doonaa sida K/Galbeed, sidaas waxaa yiri..

Mooto Fekon

 Xildhibaan Maalik Cabdalla oo beeshiisa Xawaadle

 Xildhibaan Maalik Cabdalla oo beeshiisa Xawaadle ay tabasho xooggan ka qabto arrimaha maamulka HirShabelle ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka, isaga oo diray digniin culus Maalik Cabdalla oo wariyeyaasha kula hadlay bannaanka xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegay in khilaafka ka taagan maamulka HirShabelle uu horseedi karo xaalad la mid ah tan ka taagan Koonfur Galbeed, sida uu hadalka u dhigay

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in mootooyinka Fekon-ta

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in mootooyinka Fekon-ta laga qaadan doono HirShabelle, sida ka dhacday Koonfur Galbeed oo meelo kamid ah ay la wareegeen ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen “War ummadda maskaxdeeda yaan lagu ciyaarin Koonfur Galbeed waxa ka socda waad ogtihiin arrintan waxay dhaleysaa waxa ka socda Koonfur Galbeed mootooyin ayaa laga qaadanayaa HirShabelle,” ayuu yiri Xildhibaan Maalik Cabdalla

Waxaa kale oo uu sheegay inay si cad uga soo horjeedaan

Waxaa kale oo uu sheegay inay si cad uga soo horjeedaan waxa uu ku tilmaamay ‘doorasho ku sheega ka socda HirShabelle’, isaga oo ku adkeystay inaysan aqbali doonin hannaan aan sharciyad ku dhisnayn annaga waxaan diidnay wax aan raalli ka ahayn oo aan sharciga ku dhisneyn, waxaana u taaganahay danteenna iyo arrimaheenna, waana iska diidnay 

Wax meeshaas laga wado,” ayuu raaciyay HirShabelle ayaa la filayaa in dhawaan ay ka dhacaan doorashada madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo tan guddoonka sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo uu hareeyay khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya dhinacyada ku loolamaya hoggaanka sare ee maamulkaasi

Post a Comment

0 Comments